Magaalooyinka Muqdisho iyo Konya oo Sagaal qodob iska kaashan doona (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo Duqa Magaalada Konya ee Dalka Turkiga MR.ibrahim uğur altay ayaa si wadajir ah u wada saxiixay heshiis la xariira Walaaleynta iyo Iskashiga Labada Magaalo. Heshiiska ay saxiixeen labada Duq magaalo ayaa dhigay in ay iska kaashadaan Sagaal qodob oo muhiim u … Continue reading Magaalooyinka Muqdisho iyo Konya oo Sagaal qodob iska kaashan doona (Sawirro)